Madasha Xisbiyada Qaran: “DF waxay ciidamo dul dejisay hoyga Shiikh Shariif” (Akhriso)

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxay ku dhaleeceysay isku day u muuqday weerar gaadmo ah oo Ciidamo hubeysan ay ku hareereeyeen Hoyga Guddoomiyaha Madasha Shariif Sheekh Axmed uu ka degan yahay magaalada Muqdisho. Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa saacado ka hor si kulul u beeniyay wararka sheegaya in … Continue reading Madasha Xisbiyada Qaran: “DF waxay ciidamo dul dejisay hoyga Shiikh Shariif” (Akhriso)